Barnaamijkani waxa uu ka hadlayaa waxtarka Naas-Nuujinta, sida oo kale ay farsamooyin iyo talo siin ka caawisa in naas-nuujintu noqoto mid meel marta.